Skip to main content

Posts

Qoraalladii U Dambeeyay

KOR-DAHAB

_______ Waxaan booqasho kutagnay buurta LAAS-GEEL , casar gaaban ayay ahayd anigu waxaan xidhanahay khamiis madaw kabo sandala oo cadcad gacnta bidix waxaan ku wataa taleefankaygii laabsalaaxa ahaa midigtuna waxay kujirtaa kor-dahab gacanteeda bidix labadayaduba waxaan si qiiroleh u daawanaynaa abuurka cajiibka ah ee buurta halmar kama jeedsanayno anigu waxaan is barbar dhigayaa labadan quruxood ee dabiiciga ah waxaan muran galinayaa in labadoodu hal meel kasoo wada jeedaan waayo labadooduba waxay kasimanyihiin midabkan cad ee bunniga xiga oh ! Labadooduba waa inyar kamid ah quruxda inteeda ifka loosoo bixiyay , markale cabbaayadeeda buluu maareega ah khimaarkeeda cad iyo biinka madaxa u saaran ayaan ku mashquulsanahay , xasuustayda ayaa dib iigu celinaysa markii ugu horraysay ee aan iyada arkay xaafadii 02 ( seeroo hulet ) dabaqii marka lasii fuulayo daalka badnaa kaabadii bilaa shape ka ahayd ee aan sii kori jiray markan tukaankooda kasoo adeeganayo , ala waan xasuust...

Latest posts

KA : SAAXIIBKAA RUMAAD

WALIGAY KUMAAN NICIN

HODANLE BASAASTAY .

wadnaha Afrika | wax ka ogow dalka burundi

Sidee ayuu wiil 15 jir ahi ugu dhacay systemka NASA Iyo wakaalada difaaca ee dalka maraykanka

DAYACA WAALIDKA .

WAAYIHII WALQIIDDE ( PART FIVE )