WAAYIHII WALQIIDDE ( PART FIVE )

• ENG FALAHUDIN • ENG. USTAAD FU’AD • ENG. DELHA • ENG. KHATTAB • DR. AHMUDIN • DR.MA’RUF • ENG ABBAS • RIJAALUN… Ugu dambayntii 122 maalmood oo aan ku sugnaa gudaha jaamacada wolkitte waxaa lasoo gaadhay gabagabadii iyo wakhtigii tagitaankayga , badi ardaydii jaamacadu markaas way baxeen waxaa kujiray gudaha jaamacu waxay ahaayeen ku dhawaad 4 kun oo qof oo kaliya waa cidlo jaamacadu anaguna waa inaanu barito qaadanaa warqadaha caddaynaya inaan fasax nahay . waxaa iisoo uraysay neecaawdii hartasheekha iyo hooyo macaan carafteedii waxaan sugi la’aa intaan cago dhiganayo magaaladaydii jigjiga iyo dhulkaygii soomaalida , waxwaliba oo la sugaaba way dhammaadaane waxaan magaalada wolitee kazoo ambabaxay maalin axad ah 11 duhurnimo aniga , sable ( gabadh oromo ah ) iyo najwa oo ah gabadh canfariyad ah waxaanu isku baranay intii aan jaamacada kujiray najwa waa reer AWASH , sablena waa reer ADAMA saddexdayaduba waxaanu ka sinnayn inaanu isku sannad ahayn . Sable iyo najwa waxaankagasoo tagay manariyaha magaalada wolkitte iyagaana kursi iisii hayay anna waxaan magaalada wolkitte usoo raacay labadaydii saaxiib ee ree wolkitte ninkii aanu isku magaca ahayn ABDIFATAH MIFTA iyo ABINET ASEFA wxay ahaayeen laba nin oo aanay dhici doonin inaan ilaawo inta noloshayda kadhiman waxay ahaayeen raggii aan magaalada kujoogay waxay ahaayeen dad u dhashay deegaanka naan joogay maalintii aan soo baxayay waxay ahaayeen labadii nin ee sida gobanimada leh iisoo sagootiyay waxaan rejaynayaa inaan markale kulano . habeenimo isniin ah ayaan usoo hoyday xaaafada soomaalidu ku badantahay e bole halkaas ayaan aroornimo isniin ah 10 barqonimo kazoo kicitimay magaalada addis waxaan maalinimo salaasa ah eedaankii salaada subax kusoo degay magaalada jigjiga . Runtii safarkaasi oo dhan maaha mid aan halkan kusoo koobi karo wuxu ahaa safar ku salaysan dal barasho iyo waayo aragnimo horleh waxan rejaynayaa inaad soo aragto dhulkaas aan kaaga sheekeeyay . SHAKHSIYAADKA • UMALKAIR : Gabadh reer jigjiga ah wax ku baratay dugsiga sare ee jigjiga secondary and preparatory school , waxay kamid ahayd ardaydii sannadkii 2014 T.I baranayay fasalka afraad ee dugsiga sare , sidoo kale waxaanu umalkair ku kulanay twins academy mar aanu baranaynay maadooyin macke up classes ah , umalkair waxaan ku ogahay wanaag badan , akhlaaq wanaagsan iyo aqoon aad u sarreysa . • USAME : wuxuu wax ku baratay dugsiga sare ee jigjiga secondary and preparatory school , wuxuuna kamid ahaa ardaydii sannadkii 2014 T.I baranayay fasalka afraad ee dugsiga sare , sidoo kale waxaanu usaame isku baranay inuu ahaa saaxiibkay xamse ciwal saaxiibkiis , waxaanu imtixaanka fsalka afraad kuwada qaadanay jaamacad jigjiga . • RUMMAAN IYO RAHMA : waxay saaxiibo ahaayeen isla markaana safarka isku wehelinayeen umalkair maadaama ay usii wada jeedeen salale university . • USAME : wuxuu wax ku baratay dugsiga sare ee jigjiga secondary and preparatory school , wuxuuna kamid ahaa ardaydii sannadkii 2014 T.I baranayay fasalka afraad ee dugsiga sare , sidoo kale waxaanu usaame isku baranay inuu ahaa saaxiibkay xamse ciwal saaxiibkiis , waxaanu imtixaanka fsalka afraad kuwada qaadanay jaamacad jigjiga . • MULUKEN TASHALE HAILE : waxaan markii ugu horraysay ku kulanay dormigii aan ka degay jaamacada wuxuu ahaa wiil asalkiisu yahay KAMBATTA mule waxaan ku xasuusataa inuu ahaa shakhsi aad u degan wuxuuna marwalbba jeclaa lebbiska iyo inuu smart aaado taas ayaa ah ta ugu way nee aan mule kaga sooci karo asxaabtii badnayd ee aan is baranay mule wuxuu ahaa ninkii aanu iskugu dhawayn qolkayaga oo waxaa naga dhexeeyay xidhiidh kadhaw ka asxaabta kale , mule wuxuu ku dhashay deegaanka HOSANA wuxuuna wax ku bartay magaalad HAWASSA . • GIRMA YU’AMO KILLISA : waxaan markii ugu horraysay ku kulanay dormigii aan ka degay jaamacada wuxuu ahaa wiil asalkiisu yahay SIDAMA , ninkani wuxuu ahaa shakhsi aad u cajiib ah waxaanan ku dacaayadayn jirnay akhriskiisii badnaa , 8 saac oo kamid ah maalinta wax ayuu akhriyi jiray hadii una kabadinba wuxuu ahaa shakhsi aad ugu fiican waxbarashada oo leh ka go’naansho taas ayaa ah waxa ugu way nee aaan girma ka xasuusto . • TAMARAT : waxaan markii ugu horraysay ku kulanay dormigii aan ka degay jaamacada wuxuu ahaa wiil asalkiisu yahay OROMO ninkani waxaan ku xasuustaa inuu ahaa mucaashaqa qolkayaga oo wuxuu inta badan madadaalin jiray hablaha waxaanan ku dacaayadayn jirnay mucaashaq , tamarat wuxuu kazoo jeeday magaaladii uu kazoo jeeday CALI OROMO hii uuu ISMAACIIL C.UBAX kaga sheekeeyay uuggiisa GAAX ee WALISO . • DELHA : wuxuu ahaa hogaamiye iyo masuulka ugu sarreeyay ururka WKU_MUSLIMS wuxuuna ahaa shakhsigii koobaad ee iga caawiyay inaan qaato ID CARD iyo waliba inaan barto café ga maalintii iigu horraysay , delha hadda wuxuu ka qalin jabiyay culuumta civil engineering ka , delh wuxuu ahaa xaafid oo wuxuu kamid ahaa imam yadii bishii barakaysnayd ee ramadan taraawiixda na tukin jiray delha xog intaas kabadan ismaanu waraysan balse wanaagsiisa ayaa ka badan xogtiisa . • USTAD FU’AD : ustaadku wuxuu ahaa macalnkaygii quraanka aniga iyo guud ahaanba ardayda ddonaysay inay quraanka xafidaan ustaadku wuxuu ku suntanaa raganimo aan qoraal lagu sheegi Karin , waxaana uu ku caanbaxay is dhul dhig iyo HUMBLE nimo aad ubadan ustaadku wuxuu ahaa reer ADAMA , hadda waa uu qalin jabiyay oo waa water engineer buuxa , marnaba ma ilaawi doono insha allah . • ABDIHAMID REMADAN : a heart friend from addisababa .. • ABDIFETAH MIFTA : best friend , local student , wolkitte resident . • ABINET ASEFA : best friend , local student , wolkitte resident . • SUHAYB OMER : childhood friend , tailor , • SUHAYB SA’ED : best friend . • IBRAAHIM NOR : the only Somali in wku . • EKRAM & BAKALESH : classmates . • AMIR LOCAL : ABDI AND ABINET’S FRIEND • AHMED SHEK AWAL : ustaad’s dormate • NABIL JIGJIGA : civil engineer from jigjiga . • BETI JIGJIGA : civil engineer from jigjiga . • SABLE • NAJWA • ABENEZER JIGJIGA : my high school teacher’s child in wku from jigjiga . • NADAT JIGJIGA : remedial student from jigjiga’s mission school . • BILLIONAIRE TAJUDIN : the youtuber in wku and very funful man . • MILLION SOOMAALI : million from addis ababa ubah janno’s BF . firstly met girls park playing football . • UBAH JANNO ( GANNET ) : a open faced lady from addisababa • NAZARAWIT : mule’s spiritual family ( aunt ) • BINI : ( MULE’S FRIEND ) • TIKTOKER : ( MULE’S FRIEND ) • MULUKEN’S SPIRITUAL MOM • ABUBAKER NEXT DORM • KUWOT : FROM SOUTH SUDAN • ABDURAHMAN ARAKID : bestie • ABDULHAQ ARAKID : bestie • ABDUKADIR ARAKID : bestie • ALL BLOCK 223 GUYS UNFORGETTABLE • THE FOOTBALLERS • IBRAHIM’S DORMATES ( 4 GUYS ) • MATHEMATICS TEACHER ( SMILING MAN ) • PHYSICS TEACHER ( TESFAYE ASEFA ) • ENGLISH TEACHER ( SMART ) • BIOLOGY TUTOR ( THE LADY ) MANY GUYS ARE ON MY MIND BUT NOT THE LIST YOU’RE SO SPECIAL TO ME DEAR FRIENDs I HOPE WE SHALL MEET ONE DAY AGAIN INSHA ALLAH . ALHAMDILLILAAH Abdi mooge at teacher’s café Ramadan night momory : THE LAST NIGHT OF RAMADAN IN THE MASJID WITH A HUGE HAPPINESS ALX SAFARKAYGII WELKITTE MY JOURNEY TO WOLKITTE ENG .ABDIFETAH ADEN MOOGE MARCH – JULY 2023 WELKITTE , SHEWA ETHIOPIA .

Comments