Skip to main content

Posts

Qoraalladii U Dambeeyay

KA : SAAXIIBKAA RUMAAD

> Dunida dadyow kala duwan ayaa qeexitaano kala duwan dulsaaray , qaar waxay ku tilmaameen garoon , qaar waxay ku sheegeen beer , kuwana inay xabsi inay tahay ayay ku sifeeyeen . dadku aragtida way ku kal duwanaan karaan waaan midda micnaha u yeesha nolosha in shay nin la qummani uu mid qawado , in wax uu midi ku hamiyayo ku kale hiifo , sunnaha nolosha ayaa sidaas as qofba wuxuu saaraa qeexitaanka uu isagu markaas ku qanacsanyahay . Dunida waxaan u arkaa sida mirqaanka oo kale , qofka qayilaa inta aanu geedkaas cunin waa xaraaro oo wuxuu doonayaa inuu helo , marka uu hayana waa mirqaan oo cirkuu marayaa , marka uu dhammeeyana waa qaaddiro oo hurdada ayay xisaab isku leeyihiin . meertada noocaas ah ayay dunidu lamidd tahay . maalinta uu jeebku kaa madhan yahay waa xaraaro , waxaad ku hammiyaysaa inaad xoogaa hesho , marka aad hesho waad isla maqantahay mirqaan awgii , marka ay kaa dhamaatana waxaad la mid tahay mid qaadiroonaya . dhankaasi waa dhankii dhuuniga iyo jeebka . aduu...

Latest posts

WALIGAY KUMAAN NICIN

HODANLE BASAASTAY .

wadnaha Afrika | wax ka ogow dalka burundi

Sidee ayuu wiil 15 jir ahi ugu dhacay systemka NASA Iyo wakaalada difaaca ee dalka maraykanka

DAYACA WAALIDKA .

WAAYIHII WALQIIDDE ( PART FIVE )

WAAYIHII WALQIIDDE ( PART FOUR )