AROOR IYO AAYAD
وَتَفَقَّدَ ٱلطَّيْرَ فَقَالَ مَا لِىَ لَآ أَرَى ٱلْهُدْهُدَ أَمْ كَانَ مِنَ
ٱلْغَآئِبِينَ
"Maalin ayuu [ sulayman ] indho indheeyay shimbirihii wuxuuna yidhi "ma arko hud-hudkii ee maxaa ku dhacay mise uu maqan yahay”. [ NAML : 20 ]
لَأُعَذِّبَنَّهُۥ عَذَابًۭا شَدِيدًا أَوْ لَأَا۟ذْبَحَنَّهُۥٓ أَوْ لَيَأْتِيَنِّى بِسُلْطَـٰنٍۢ مُّبِينٍۢ "
Waxaan Cadaabi Cadaab daran , ama waaban gawrici haddii uusan ii keenin sabab macquul ah" [ NAML : 21 ] Hoggaamiyaha Aragtida fogi markasta waa mid kawar haya ciidankiisa oo kii maqan taba , dabeetana halkuu tagay iswaydiiya , nabi sulaymaan hudhudka wuxuu ugu dhaaranayay wacay ahayd si aanay askarta kalena maalinba midi iskaga tagin iyadoonu ogayn , balse nabi sulaymaan wuxuu raaciyay dhartaas haddii aanu warcad ii keenin oo ah haddii uu wax macquul ah ku maqnaa la cadaabi maayo , sidoo kale markii uu hudhudka nabi sulaymaan usoo wariyay inuu soo arkay qoom ay gabadhi u taliso oo ilaahay u nimceeyay balse qorraxda u sujuuda , nabi sulaymaan markiiba iskamuu rumaysan manuu diidin ee wuxuu ugu warceliyay "waan eegi doonaa inaad run sheegayso iyo in kale" tan ayaa iyaduna ku tusaysa hubsiimada hogaamiyayaasha aragtida dheer. Qisada nabi sulaymaan waxaan ka dheehan karnaa qaab maamulka toolmoon .
AROORYO SUUBBAN SAAXIIB .

Comments
Post a Comment